Warbixinta Sanadlaha Ee Hay,ada Human Rights Watch Maxay Kadiiwaan Gelisey Baydhabo?

0
192

Hay,ada Human Rights Watch oo warbixinteeda sanadlaha ah kusoo hadal qaadey tacadiyadii kadhacay baydhabo wakhtigii doorashadii madaxweynaha hada xilka haye ee konfurgalbeed somalia C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen taasoo lagu sheegey iney ahayd tacadiyadii ugu cuslaa ee kadhacay somalia.

Warbixinta Human Rights  Watch ee sannadka 2020-ka waxaa lagu muujiyey in Somalia oo xubin ka noqotay Golaha Xuquuqda Aadanaha ee QM bishii Janaayo ee sannadkii hore inay DF ay xilligaasi masaafuriyeen Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Guud ee QM ugu qaabilsanaa Arrimaha Somalia, Nicholas Haysom, kadib, markii uu Qoraal ku muujiyey walaaca Xuquuqda Aadanaha ee falalkii ay DFS ka geysteen magaalladda Baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here