Guddiga Farsamada & Maamul Dhisidda ee Galmudug Oo Iney Bilaabayaan Xulista Baarlamanka.

0
149

Guddoomiyaha  Guddiga Farsamada iyo Maamul dhisida Galmudug ayaa waxaauu sheegay in isfaham buuxa laga gaarey dhamaan tabashooyinkii ay qabeen Beelaha,isla markaana laga raali geliyey Bulshada Galmudug dib u dhaca xulista Xildhibaannada.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in xilligaan wixii ka dambeeya si toos ah loo guda geli doono xulista Baarlamaanka Galmudug loogana baahan yahay inay u diyaar garoobaan xulista Xildhibaannada Cusub ee Baarlamaanka Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here