Warar laxiriira Mukhtaar Roobow Oo Isa Soo Taraya.

0
336

Xubin sare oo katirsan xisbiga amni iyo cadaalada oo uu hogaamiyo Mukhtaar Roobow ayaa laanta afka somaliga ku hadasha ee BBC waxaa uu usheegey inuu wadaadka kasoomay cunada kadib markii uu cadadis horleh uu kala Kulmaya dowlada somalia.

Mukhtaar roobow ayaa xiran mudo sanad iyo laba bilood ah ilaa iyo haatan lama horgeyn sharciga cadaaladna mahelin waxaana weli ay taagyeerayaashiisu dowlada ku dhaliilayaan xariga wadaaka.

Ehelka wadaada ayaa waxaa ay sheegeen in xaalada musharixii maamulka KG ee mudada xirani ku sheegeen iney tahay mid aad u liidata taasoo sabab u ah in mudo 4maalmood ah uusan wax cuno ah dhuunka marin.

Wixii kusoo kordha xaalada Sheekh Mukhtaar waxaad kala socon doontaan wararkeena danbe

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here