Aqriso: Sanadka Cusub ee 2020 Iyo Waxyaabaha Ay Soo Kordhin Donaan Warbaahinta Baidoa24.com Iyo Baidoa Tv

0
79

Asc dhamaan maamulka iyo shaqaalaha warbaahinta Baidoa24.com waxay farxada laqeyb sanayaan  sanadka cusub ee 2020 dhamaan dadka soomaaliyeed ee ku kala nool daafaha aduunka, waxayna urajeynayaan in sanadkaan kiisa xiga ay ku garaan iyagoo qaba nabad caafimaad iyo farxad insha allah.

Sidoo kale maamulka warbaahinta Baidoa24.com iyagoo kafaa’ideysanayaan farxadda sanadka cusub dartiis in aqristiyaasha Baidoa24.com iyo daawadeyaasha Youtube Chennalka Baidoa Tv in ay ku war galinayso in sanadkaan cusub 2020 warbaahinta Baidoa24.com inay isbedel weyn ay sameyn doonto oo labada dhinac ah, waxaana webka lagu soo daawici donaa warar sugan’ wareysiyo xiiso badan’ warbixino tayeysan iyo sheekooyin kale,

Dhamaan inta aan soo sheegnay in in kale iyagoo muqaal ah waxaad ka daawan doontaan Youtube Baidoa Tv sidoo kale iyagoo qoraal’ cod iyo sawiro ay wadtaan waxaad ka heli doontaan Web Baidoa24.com

                                    Wabilaahi Towfiiq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here