Vidoe: Maamulka KG Oo Katacsiyeesay Dadkii Ku Dhinteen Qaraxii Ka Dhacay Ex. Kontorol Afgooye.

0
107

Kusimaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS ahna Guddomiyaha Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed Soomaaliya,Mudane Abdikadir Shariif Sheekhuna Maye ,isagoo ku hadlaya Magac Bulsha ,iyo Madaxda Dowladda Koonfur Galbeed ugu horeeyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KGS ayaa tacsi udirey shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan ehelada dadkii ku geeriyooday qaraxii argagixisada ay la beegsadeen dad rayid ah oo ku sugnaa Ex. Kontorol Afgooye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here