Gudoomiyaha Baarlamanka KG oo Bangiga IBS Xaruunteeda Baydhabo Xariga Ka Jarey.

0
154

Guddoomiyaha Golaha wakiilada Dowlad Goboleedka KGS oo Si rasmi ah udaha furey Xaruunta Bankiga IBS Ee Magaalada Baydhabo.


Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay ayaa sameyneysa horumo dhanka gancsiga ah waxana Maanta Lagu daha furey Xaruunta Bankiga IBS qeybtiisa Baydhabo ,Munaasabad kooban oo lagu daha fureyeyBankiga ayaa lagu qabtey Gudaha Magalada .


waxana Ka soo qeyb galey Gudoomiyaha Golaha wakiilada Koonfur Galbeed wasiiro,Xildhibaano, Maamulka Gobolka Baay, Ka degmada Baydhabo,Madaxda Bankiga, Ganacsato, iyo Martasharaf kale.


Gudoomiyaha Golaha wakiilada Dowlad Goboleedka KGS Mudane Abdulkadir Shariif Sheekhuna Maye oo si rasmi ah udaha Furey Xaruunta bankiga IBS uu ku yeeshay Baydhabo , ayaa u Hambaliyey Madaxda bankiga isagoona kula dar daaramey in Adeegyo hufan Bulshada ay u qabtaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here