Daawo Video: Wax Qabadka Maamulka Degmada Berdaale ee Gobolka Baay.

0
67

Markii labaad ayay aheyd tan iyo markii ladhisay golaha degaanka ee degmada berdaale ee gobolka baay kadib doorasho degmadaasi ka dhacday oo lagu doortay Maxamed Isaaq cara case gudoomiyaha maamaulka degmadaasi asigoo tartan kala kulamay musharxiin u taagnayeen inay ku guleystaan maamulka degmada berdaale.

Maxamed isaaq oo markii labaad gudoomiye ka yahay degmada berdaale ayaa waxaa uu degmada uu ka qabtay wax yaabo kale oo kamid ah in uu hagaajiyo adeegyada bulshada dhisida joobaha loogu adeego shacabka sida xarumaha waxbarashada’ caafimaadka saldhigyada ciidamada garoonka diyaaradaha iyo wadooyinka degmada berdaale.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here