Sawiro: Wasaaradda Howlad Guud Dib u dhiska iyo Guriyeenta KG oo Tababar u qabtey qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda.

0
88

Wasaaradda Howlad Guud Dib u dhiska iyo Guriyeenta Dowlad Goboleedka KGS ayaa waxaa Tababar u qabtey qaar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo qaar kamid ah dhalinyarada ka kala socodaa Degmooyinka Baydhabo ,Bardaale iyo Buur-hakabo kuwaasoo kala shaqeeyaa Dowlad hoose ee Degmooyinka Gobolka Baay.

Tababarka manta loo furey dhalinyarada ayaa waxaa lagu baraneeyaa Nagshadeynta Magaalooyinka iyo sidi kobca Magaalooyinka ay sameeyeen loo ogaan lahaa aya awaxaa ka soo qeybgalay Agaasimaha Wasaaraddaa, Gudoomiye kuxigeenka Maaliyada Degmada Baydhabo ,Gudoomiyaha Gobolka Baay iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaraddda Howlaha Guuddib u dhiska iyo Guryeenta KGS.

Naqshadeynta degmooyinka oo horey lagu sameeyey Baydhabo iyo Xudur ayaa hada lagu gunleeyahay in lawada gaarsiyo dhamaan Degmooyinka Deegaanada KGS.

Yusuf Hassan Issack Agaasimaha Wasaaradda Howlaha Guud dib u dhiska iyo Guryeenta KGS oo uga horeyntii ka hadlay Tabarka yaaa waxaa uu sheegey in dhawaan Degmooyinka Baraawe ,Marka iyo Af -gooye la geyndoonoNaqshadeyntan oo Casreysan.

Gudoomiye kuxigeenka Maaliyada Degmada Baydhabo Yusuf Bare iyo ,Gudoomiyaha Gobolka Baay Ali Wardheere Abdirahaman ayaa dhankood kahalay waxaan ay sheegeyn in dhalinyarada cilmiga ay barteyn dadkood ug faiideeyaan.

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Howlaha Guud dib u dhiska iyo Guriyeenta Dowla Goboleedka KGSoo Tababrka furey ayaa kahadlay Howlaha wanaagsan laga gaarey dib u dhiska in dhamaan Degmooyinka KGS Oo dhan la garsin doono .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here