Dhagyeso: Siyaasi Aadan Maxamed Nuur Oo Tagarey Doorashadii Kadhacay Magalada Baydhabo 19 December 2018

0
70

Aadan maxamed nuur (Saran Soor) oo kamid ah siyaasiinta kazoo jeeda degaanada koonfur galbeed soomaliya oo xilal kala duwana uu kazoo qabtay dowladihii soo martay dalka soomaaliya sida dowladii KMG aheyd ee Sheekh Shariif Sheekh Axmed Ayaa waxaa uu ka soo noqday gudoomiyaha bangiga dhaxe’ gudoomiyaha gobolka bakool xildhibaan katirsan DFS iyo waxaa uu u soo tartamay madaxtinamada dowlad goboleedka KG waxaa uu kahadlay dadka mucaaradka ku ah maamulka kg oo uu hogaaminaayo mudane Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen)

Siyaasi aadan Maxamed ayaa doorashadii magalada baydhabo ka dhacday 19 December 2018 in ay aheyd mid xalaal ah, taasi oo uu kutlmaamay in madaxweynaha lagu dooranin cod qarsoodi ah, madaxweyne lafta gareena uu helay cododka ugu badan ee ay dhiibteen xildhibaanada dowlad goboleedka KG.

Sidoo kale Aadan Soran soor ayaa waxaa uu sheegay in ay wanaagsan tahay midnimada iyo isla shaqeynta taasi oo ka dhalan karta horumar iyo in lagaaro dowladnimo sax ah.

Aadan maxamed nuur (Saran Soor) ayaa waxaa uu hadalkaani uu ka sheegay xaflad ka dhacday madaxtooyada KG oo xaflad sogootin ah loogu qabanaayay madaxweynaha dowlad goboleedka soomaaliyeed ee hirshabeele Maxamed Cabdi Waare Iyo golahiisa wasiirada oo ay magalada baydhabo ugu qeyb galay shirka iskaashiga labada maamul.

Halka Hoose Ka Dhageyso.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here