Wefdi kasocda beesha caalamka oo lakulmay Madaxweynaha KG.

0
93

Madaxweynaha maamulka KG somalia C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa waxaa uu madaxtooyada ku qaabiley wefdi ka kala socdey.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka KG C/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa Maanta waxaa uu la kulmay Qaramada Midoobey, IGAD & Midowga Afrika ee Soomaaliya.
Kulanka ayaa labada dhinac waxaa ay isku weeydaar sadeen aragtiyo la xiriira waxyaabaha mudnaanta qaran la siinayo 2020, oo ay ku jiraan dhammeystirka Dastuurka, ammaanka iyo doorashooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here