DHAGEYSO | Galka Baarista: Dilalka sharciga ka baxsan ee Maxkamadda Ciidanka

0
140

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan dilalka loo gaysto eedeysanayaasha lala xiriirnayo Al-Shabaab ee ay tahay inay dacwaddoodu qaaddo maxkamadda ciidamada qalabka sida, balse ay dilalkooda fuliyaan ciidamada soo qabta ayaga oo aan marin sharciga.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here